Guddoomiyaha Midowga Afrika oo sheegay inay Dowladda Soomaaliya ku garab taagan yihiin dagaalka Al shabaab

Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay inay Dowladda Soomaaliya ku garab taagan yihiin dagaalka ay kula jirto Kooxda Al shabaab, waxa uu ku ammaanay doorka Madaxweynaha uu ka…

Maamulka Gobolka Banaadir oo 20 neef oo Geel ku wareejiyay Ciidanka Federaalka & Macawiisleyda

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa 20 neef oo Geel ah & Raashin ku wareejiyay Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee Macawiisleyda Gobolka Shabeelaha Dhexe ka howlgalaya si loo…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Digniin Adag u Diray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka

Maarso 23, 2025 (Kaarabiin) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir, ayaa kulan la yeeshay maamulka degmooyinka G.Banaadir, isaga oo si kulul u dhaliilay qaabka ay u…

Fallaago hoostagta Daa1cish oo 44 ruux ku laayay masjid ku yaalla Dalka Niger

Ugu yaraan 44 qof ayaa ku dhintay weerar ka dhacay masaajid ku yaalla tuulada Fonbita ee gobolka Kokorou, koonfur-galbeed ee dalka Niger. Sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha ee dalkaas,…

Shirkadda OpenAI oo Wajahaysa Dacwad Ka Dhan ah Xadgudubka Xogta Shaqsiga Kadib Markii ChatGPT Si Khaldan Nin ugu Eedaysay Dilka Wiilashiisa

Ururka Noyb ee u dooda arrimaha xogta gaarka ah ayaa dacwad ka gudbiyey OpenAI, iyagoo ku eedeeyay inay jebisay xeerarka ilaalinta xogta ee Midowga Yurub (GDPR). Dacwadda waxaa laga gudbiyey…

Halyeygii Feerka Ee George Foreman Ayaa Geeriyooday Isagoo 76 Jir Ah

Feeryahan George Foreman, oo caan ku ahaa soo laabashadiisa cajiibka ah ee ciyaaraha, kaasoo dib u helay horyaalka feerka miisaanka culus isagoo 45 jir ah, ayaa geeriyooday isagoo 76 jir…

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Dagaal Ciidanka Puntland Iyo PSF Ku Dhexmaray Garowe

Inta la xaqiijiyey laba askari ayaa ku dhimtay ilaa afar kale oo uu ku jiro Taliyihii Garoonka Diyaaradaha Garoowe waa ku dhaawacmeen; ka dib israsaaseyn kaantaroolka bari ee caasimadda Garoowe…

Koonfur Galbeed oo gacanta ku dhigtay muqaal duube ka tirsan warbaahinta Al shabaab

Wararka ka imaanaya Degmada Waajid ayaa sheegay in ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka hor tageen weerar ay Koox ka tirsan Al shabaab ku qaadeen fariisin ciidamada maamulka Koonfur…

Ciidanka amaanka ee magaalada Baardheere oo toogasho ku dilay nin doonayay inuu dil ka geysto gudaha magaaladaas

Ciidamada amaanka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa Xalay toogasho ku dilay nin la sheegay inuu ka tirsana kooxda Al-shabaab oo doonayay inuu dil ka geysto gudaha magaaladaas. Ninkaan oo…

Ciidamada Milatariga Suudaan oo Dib Ula Wareegay Qasriga Madaxtooyada ee Khartoum

Khartoum, Maarso 21, 2025 – Ciidamada Milatariga Suudaan ayaa ku guuleystay inay dib u qabsadaan Qasriga Madaxtooyada ee Khartoum, kaasoo ay haysteen ciidamada Dacmu Sariic (RSF) tan iyo bishii Abriil…