Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Koonfurta Suudaan Riek Machar oo la xiray

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Koonfurta Suudaan, Riek Machar, ayaa la sheegay in la xiray arbacadii, kadib markii ciidamada ammaanka ay galeen gurigiisa ku yaalla Juba oo ay u soo bandhigeen…

Kooxo hubaysan oo weerartay saldhigga dhexe magaalada Boosaaso.

Maleyshiyaad hubaysan oo u abaabulnaa hab beeleed ayaa weerar ku qaadday saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso, iyagoo isku dayay inay xoog kula baxaan hub ay dhawaan ay gacanta ku dhigeen…

Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo culus oo kooxda Daacish lagu eegtay Toga Miiraale ee gobolka Bari

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo Xalay lala eegtay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish oo ku dhuumaaleysanaayay Togga Miiraale ee buuraleyda Calmiskaad ee gobalka Bari. Taliska howlgalada…

Mashruuca Ballaarinta Xaramka Oo La Soo Gebogabeeyey

Waxaa la soo gebogabeeyey mashruucii ballaarinta Masjidul Xaramka oo socday ku dhawaad 15 sano. Ballaarintan waxay kor u qaadaysaa awoodda masaajidka si loogu adeego malaayiinta Muslimiinta ah ee timaada Xajka…

Madaxweynaha Burundi oo Rwanda ku eedeeyay inay dalkiisa ka abaabulayso afgambi

Bujumbura – Madaxweynaha Burundi, Évariste Ndayishimiye, ayaa ku eedeeyay dowladda Rwanda inay qorshaynayso weerar ka dhan ah dalkiisa si ay u fuliso afgambi. Wuxuu sheegay in sirdoonka Burundi ay heleen…

Ilhan Cumar “Aniga & Elon labadeenna waxa aan Maraykanka ku nahay soogalooti marka dadka loo diyaarinayo tarxiil”

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka falcelisay qaraar dhowaan la diyaariyay oo ah in xil ka xayuubin lagu sameeyo kaddibna loo masaafuriyo Soomaaliya oo asal ahaan kasoo jeeda ayaa riyo maalmed…

Daacish oo weerar ku qaadday ciidamo Puntland oo ku sugnaa buuralayda Xabley ee gobolka Bari

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, sagaal kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib weerar ay xalay kooxda Daacish kusoo qaadday deegaanka Xabley ee degmada…

Ciidamadii Ahlu Sunna Waljamaaca oo dib loo howlgalinayo si ay u xoojiyaan dagaalka lagula jiro Al shabaab

Hogaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay jirto dib u howlgalinta ciidamadii Ahlu Sunna ee Gobolada dhexe ka xoreeyay Al shabaab kuwaasi oo kusoo…

Dowladda Soomaaliya oo Dib Usoo Celisay Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Ku Dhibaateysnaa Liibiya

Dowladda Soomaaliya, oo kaashaneysa Midowga Yurub, ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 145 muwaadin Soomaaliyeed oo ku dhibaateysnaa Liibiya. Dhallinyaradan ayaa la kulmay tacadiyo kala duwan intii ay ku…

Hoobiyeyaal khasaare kala duwan geystay oo maanta lagu garaacay gudaha magaalada Afgooye

Halkaan ka daawo wararkii ugu danbeeyay ee Hoobiyaash Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo maanta lagu garaacay qeybo kala duwan oo ka mid ah degmada Afgooye…